War hadda naga soo gaadhay magaalada Addis Ababa ayaa tibaaxaya in dab la qabadsiiyay xaafada Shola   oo ka tirsan magaalada Addis Ababa.

Warku waxa u intaas ku daray in  hanti aad u badani ay halkaas ku bas beeshay.

Markii ugu horaysay ma ah in lagubo qaybo ka tirsan xaafadaha magaalada Addis Ababa, waxaana inta badan lagu eedeyaa in ay ka danbayso  dawlada Woyanahu.

Wixii faahfaahin ah kala soco ONA haddii ebo idmo.

.

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay