Waxaa  shalay oo ay taariikhdu kubeegnayd 13/02/2016 xerada ifo ee deeganka dadaab kadhacay shir muhiim ah oo lagaga arinsanayay arimaha abaabulka iyo guud ahaanba horumarinta shaqooyinka halganka ee kasocda deeganka dadaab. Iyo sidoo kale mustaqbalka qoxootiga ogadenia ee kudhaqan xeryaha qoxootiga dadaab

Shirka oo furmay abaarihii 10:00 subaxni ayaa waxaa kasooqaybgalay gudida abaabulka ee sadexda farac sida xagardheer,dhagaxley iyo IFO oo iyadu martigalisay shirka. Waxaa Sidoo kale shirka qaybka ahaa gudida laanta qoxootiga ogadenia ee loosoo gaabiyo ORCC

Waxaana shirka oo ahaa mid muhiim ah lagaga dooday qodobo muhiim ah oo ugu dambayntiina lagasoo saaray go’aamo waxku ool ah oo runtii la odhankaro waxbadan ayay kusoo kordhinkaraan geedisocodaka shaqada

Ugudambayntii shirka ayaa kusoo dhamaaday jawi farxadeed abaarihii 2:30 duhurnimo ee wakhtiga dadaab

Abdullahi-yare
ONA
IFO DADAAB,

imageimage

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay