Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyadaha Somalida Ogadenia ee ku dhaqan wadanka UK inay kasoo qaybgalaan mudaharaad balaadhan ooy jaaliyada Somalida Ogadeniya iyo Jaaliyada OROMIA wada qaban doonaan 17/2/2016 waa maalinta arbacada ah.

Mudaharaadkani aad ayuu muhiim uyahay waxaa lagu taageeyaa kacdoonka Shucuubta dulman ay kaga soo horjeedaan Gumaysiga Itoobiya. Fadlan kasoo qaybgala oo uhiiliya dadkeena dulman. Wuxuu mudaaharaadkan ka dhici doonaa ciiwaankan hoos ku xusan.

Wixii faa faahin ah kala soo xidhiidha maamulka Jaaliyada ee Ogaden community The situation in Ethiopia is going from bad to worse because of mass killing and arrest. The Promo Community along with the Ogaden Community will have a demonstration to ask UK government for support. Date: 17/02/2016

Place: opposite 10 Downing Street; Time: 11:30 – 16:00

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay