Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan Jaaliyada  Somalida Ogadenya ee wadanka Sweden iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee gobanimada jecel in 27.02.2016  la qaban doono haduu ilaahay yiraahdo xuskii Maalinta Xasuuqa Ogadenia saacadu marka ay tahay 03.00 PM galabnimo ila 08.00 PM fiidnima.
Ciiwaanka iyo Goobta xuska lagu qaban doono waxaad ka heli kartaan muuqaalkan hoose ee kasoo qaybgal wanaagsan.
heg1
 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay