Kacdoonka Oromada & shaqaaqada ka taagan Itoobiya gaar ahaan gobolka Oromada ayaa maalmahan kusii fiday gobolo hor leh ooy ka mid yihiin Jimma & Carusi.

Dhanka kale kacdoonkan ayaa waxa u gaadhay meeshii ugu saraysa mudadii 4 bilood ahayad ee u socday kacdoonka Oromadu.

Ciidamada Itoobiya ayaa bilaabay in ay adeegsadaan hub culus, hubkaasoo ay u adeegsanayaan xasuuqa shacabka.

Ciidamada Itoobiya ayaa dilay todobaadkan oo kaliya in ka badan 100 qof oon waxba galbsanin ooy ku jiraan caruur yaryar oo 10 jir & 12 jir ah.

Haddaba  Indy Jay oo ka tirsan ururka dhalinyarada ee Oromo-da ayaa gabaygan tirsay e daawasho wacan.

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay