Mangistu Haile Mariam ayaa ka hadlay  dharbaaxadii ku dhacday dagaalkii Ogaden ee 77kii. Mangistu ayaa  shir jara’id oo uu ku qabtay magaalada Addi Ababa oo ku  sheegay in lagu jabiyay dagaalkaas.

Mangistu ayaa waxa u shirkaas ja’raid ku sheegay in dagaal lagaga dilay 80000 oo ciidan ah lagana gubay in ka badan 350 gawaadhida gaashaman &  600 Madfac.

Ka boggo shirkan Jara’id u Mangstu kaga wara bixinayo dagaalkii 77dii.

Taariikhdu iyadaa dib isu  soocelin ee daawasho wacan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay