Waxaa cirka isku sii shareeraya kacdoondoonka ka socday dhulka Qawmiyada Oromadu ay degto. Kacdoonkan ayaa marxalado kala duwan soo maray mudadii uu socday oo gaadhaysa 4-bilood. Hadaba waxaad hoos ka daawataan muuqaalo horleh oo kamid ah kacdoonkan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay