Tan iyo intuu bilowday kacdoonka shacbiga ah ee ay qawmiyada Oromadu ku diidan tahay qorsheyaalka guracan ee gumaysiga Itoobiya waxaa qowmiyada Oromada lagu hayaa xasuuq iyo barakicin aan loo kala aabayeelaynin qof weyn iyo mid yar,  arday iyo aqoonyahan toona.

Sawirkan hoose oo ah gabadh ardayayd Oromo ah ooy dileen ciidamada Tigreegu wuxuu muujinayaa xasuuqa aan loo meel dayaynin ee ay wado xukuumada Wayaanuhu, sawirka dhinac yaala oo ah arday Tigree ah wuxuu muujinayaa qaabka casriga ah ee ay wax u bartaan ciyaalka Qoowmiyada Tigreega halka ciyaalka qawmiyadaha kalana laga xasuuqayo ama si bahdilan wax ubartaan.

 

Sawir Muujinaya

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay