Sidii aad nooga barateenba akhristeyaasha sharafta badan ee ku taxan Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA, waxaan todobaadkan idiin haynaa muxaadaro aad u qiimo badan oo ciiwaankeedu yahay ” Fadliga Qur’aanka ”.

Waxaa muxaadaran soo jeedinaya Allaha ka ajir iyo xasanaad haka siiyee Sheekh cabdirashiid Sheekh Cali Suufi. Hadaba nala daawada muxaadaradan qiimaha badan een todobaadkan idiin soo xullay.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay