Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacab waynaha reer ogadenyia iyo taaageerayaasha isbahaysiga PAFD in shirkii  lagu taageerayo isbahaysiga lagu qaban doono magaalo madaxda wadanka Sweden ee Stockholm

Taariikhdu marka ay tahay 12 march 2016  saacada 14.00-19.00 fiidnimo marka waxaa lagu wargaliya inta xoriyada jecel inay kaga soo qayb galan gacmo furan  ku soo dhawaada.

xayasiin1

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay