Waxaa maanta ooy taariikhdu kubeegnayd 26/02/2016 shirkoodii todobaadlaha ahaa isugu yimid jaaliyada Riyaad  ee xarunta boqortooyada sucuudiga waxaa lagu furay wacdi diini ah wacdiga kadib waxaa kahadlay gudoomiye kuxigeenka jaaliyada Mustafe  Khaliif  oo ka war bixiyay  sida ay Itoobiya u burburayso  iyo waxa inala gudboon wuxuu carabka ku dhuftsy  ilaa halqarni ama kabadan xoriyaadan sugaynay haday maanta inyar katuur taagantahay waa in aan huro nafta iyo maalkaba isuna diyaarinaa tagida gudaha ogaadenya waxaa isna kawarbixiyey oohinta iyo khasaaraha dhasalin kasooyeedhaya hogaanka warfaafinta jaaliyada oo kutilmaamay inay udhamaatay xukunkiisa warbixinadaa kadib waxay isla qaadatay bulshada qaybaheeda kala duwani in ay diyaar uyihiin xoraynta Ogadeniya  waxaa lagu soo gabogabeeyay  shirka duco loo duceeyey hawl wadeenada JWXO xafidahumulaah.

imageimageimage

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay