Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacab waynaha Somalida Ogadenyia iyo taaageerayaasha isbahaysiga PAFD in shir  lagu taageerayo isbahaysiga PAFD lagu qaban doono magaalada Frankfurt ee wadanka Germany.

Taariikhdu markay tahay 12/03/2016  saacaduna tahay 12-22:00 PM fiidnimo. Hadaba waxaa lagu wargalinayaa inta xoriyada jecel inay kasoo qaybgalaan gacmo furanna  kusoo dhawaadaan haduu ilaahay yiraahdo.

xayasiin1

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay