Shirka ayaa ku furmay jawi habsoon sidii cadada aheed waxaa lagu bilaabay aayadaha qur aanka kariimka ah oo uu soo jeediyay Sheekh Cabdiwali.

Gudoomiyaha jaaliyada Sweden Mudane Abdi Bashiir oo warbixin guud kasoo jeediyaay madasha shirka waxuuna ku dheeraaday dhibaatada loogaysto shacabka dulman ee Somalida Ogadenia.

 

Waxaa makaroonka lagu soo dhaweeyay Xildhibaan Riyaale Xaamud Axmad oo ka hadlay wax uu  u soo joogay iyo waliba xasuuqa baahsan ee lagu hayo shacabka markuu hadalka xildhibaanka marayay xasuuqa shacabka waxaa halmar is badashay madasha uu shirku ka socday  oo galay jawi qiiro iyo murugo ku habsaday shacabkii goobta ku sugnaa.

 

Munaasabadan  siday u dhacday ayaad faah faahinteeda kaga bogan doontaan wararkaanaga dambe haduu ilaahay yiraahdo.

ONA — By  Heegan

IMG_0506

IMG_0505

IMG_0503

IMG_0502

IMG_0501

IMG_0500

IMG_0477

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay