Jaaliyada Soomalida Ogadeniya  ee London ayaa waxay idin ogaysiinaysaa in ay qabanayso maalinta Xuska Xasuuqa Ogadeniya .

Xuskan waxaa kasoo qayb galaya Madaxda sare ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya ee JWXO, Wariyayaal ka socda wadanka UK  Media &  fanaaniin caan ah oo uu kamid yahay Abwaanka Somalida Ogadenya Maxamuud Cumar Jangow  iyo Shugri  Mohamed Ilays , Xasan Jaha iyo marti sharaf kaloo badan.

Wixii faahfaahin ah ka eeg xayaysiiska hoose.

image

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay