Xaflad baroordiiq ah oo lagu xusayay xasuuqa ka dhacaya Ogaadeeniya ayaa galabta lagu qabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka kenya,

Xafladan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka OYSU ee faraca Nairobi ayaa waxaa kasoo qayb galay dad wayne faran iyo masuuliyiin kamid ah jabahada ONLF.

Xuska oo ay goob ka ahaayeen wariyaal kasocday Ilays Tv kalasoco maalinta beri ah barnaanka ilays ee bixi doona khubada iyo suugaan baroordiiq ah oo lagu soo ban dhigay munaasabadaasi.
DSC02647DSC02661
DSC02666

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay