Ogaysiis: Shir Abaabul Ooy Qabanayaan Isabahaysiga PAFD, Toronto–Canada.
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacab waynaha Somalida Ogadenyia iyo taaageerayaasha isbahaysiga PAFD in shir lagu taageerayo isbahaysiga PAFD lagu qaban doono magaalada Toronto ee wadanka Canada.
Taariikhdu markay tahay 05/03/2016 saacaduna tahay 14:00-22:00 PM fiidnimo. Hadaba waxaa lagu wargalinayaa inta xoriyada jecel inay kasoo qaybgalaan gacmo furanna kusoo dhawaadaan haduu ilaahay yiraahdo.
Comments are closed
Sorry, but you cannot leave a comment for this post.