Maalin nimadii shalay oo Axad ahayd Taariikhdu na ay kubeegnayd 28/2/16 waxaa xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab lagu qabtay xuskii maalinta xasuuqa ogadenia (Ogaden Massacre Day OMD) xafladan lagu maamuusayay maalinta xasuuqa ogadenia oo ay soo qaban qaabiyeen Urur hoosaadka OYSU ayaa lagu soo bandhigay waxyaabo badan xaflada ayaa furantay abaarihii 10:10am waxaana furay mudane A/Fatah oo ah kuxigenka gudonka ururka sharaxayna xalfada sidookale waxalagufuray wcadi diini ah oo uu soo jeediyay Sh.Hassan Rage.

Waxala akhriyey warbixin kubaxaysa afSomali iyo af English mida somiliga Waxaaa akhriyey gudonka faraca Bashir sh.Abdullahi oo aad ugudheeraaday xasuuqyadii waawaynaa iyo waliba xalada Oromiya aykusugantahay hada. Mida English ka ahana waxa akhriyey A/Fatah oo ah kuxigenka gudonka ururka xalfadana hagayey.

Intaa kadib waxalagudo galay inlagusodhaweeyo Marti sharaftii waxaana lagusodhaweeyey mudane Abdullahi Aardoon oo aad ugudheeraaday kudhiirigalinta dhalinyarada inaykulabato dhulkii qorigana ayqaado sidookale waxalasiiyey janiska wafuudii xeryaha kakala timid sida Hagardheer oo uu matalayey A/rahman Farah iyo sh.mahamud A/kariin oo dhagaxlay ka socday.

Waxasidokale khudbad qaali aha sojeediyey Naftii hure Mohamed Haye oo mudo yar soomoogaa dhulkii kunabooriyey dhalinta inay raacaan isaga ugudanbayntii waxa iyana erayo muhiim aha kayidhi xalfada Hooyo Sugra Fiile oo kudbad qiiro leh sojeedisay waxaana erayadeedii kamid ahaa hala ii aaro iyo abwaanka caanka aha ee Gurmad qaran iyo kooxdiisa oo iyana sobandhigay heeso kusaabsan maalinta xasuuqa waxayna sogabogabowday abaarihii 1:10pm

abdirahman
ONA – xagardheere.

image image image image image image image image image image

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay