War goor dhawayd soo gaadhay ONA ayaa sheegaya in ay taxilaydii  magaalada Addis Ababa ay shaqo joojin sameeyeen.

Warku wuxuu intaas ku daray taxilayda shaqada joojiyay ay  ku keentay xayiraad  shaqaalihii & bulshada ku nool  magaalada Addis Ababa.

Waxa kale oo uu warku intaas ku daray in sidoo kale magaalada Sululta oo ku taala nawaaxiga magaalada Addis Ababa ay taxilaydii shaqo joojin sameeyeen isla markaana ay ka xidheen gadiidkii magaalada Addis Ababa u soo bixi jiray.

Warku waxaa kaloo uu intaas ku daray inay xaaladani shaqo joojinta gaadiidlaydu ay soo dadajin karto in uu mudaharaad ka dhaco maglaada Addis Ababa oo hadda xaaladeedu kacsantahay.

Kala soco ONA wararka kasoo kordha xaalada Itoobiya.

A.L

Taxi 4Taxi 3taxi 2Taxi1

taxitaxi 2

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay