War hadda ONA soo gaadhay ayaa sheegaya in kacdoon xoogani u kabilaabmay maanta gobolka Axmaarada gaar ahaan magaalada Gonder.

Warkan ayaa waxa u intaas ku daray  laba  wado  ka baxada  magaalada Gonder oo kala aada magaa aada magaalooyinka Maqale & shire oo ka tirsan gobolka Tigre ay xidheen kacdoon wadayaal shacab ah oo ka soo jeeda qoomiyada Axmaarad.

Shacbkan gadoodsan ayaa waxay adeegsanayaan Booyado, Geedo, Kontaynaro & Dhagaax si ay wadooniynka u xidhaan.

Wadooyinkan gobolka Tigrega aada ee la xidhay ayaa waxay cadayn u tahay tamar darada & jileeca xukuumada Addis Ababa, mar haddii wadooyinkaas la xidhona nolasha iyo amniga dadka Tigrega ayaa khatar gali kara.

Arrintan ayaa waxay soo dadajinayasaa in u kacdoonka shacbka ee Itoobiya ka socdaa ee lagag soo horjeedo taliska TPLF in u 4ta jaho  si deg deg ah u gaadho.

Kala soco ONA wararka ka soo kordha.

gonGonder w

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay