Warar rasmi ah oo la helay ayaa sheegaya in baabuur badan oo Kolonyo ah ooy saaranayihiin ciimada Itoobiyaan ah ay Ogadeniya mareen maanta iyagoo kasoo baxay deegaamo Soomaliya kamid ah.

Warku waxa u intaas ku daray in ciidamadan Itoobya ee  Soomaliya joogay ay  dib ugasoo ceshatay Itoobiya ooy doonayso inay u adeegsato ciidankan in ay ku xasuuqo shacabka kacdoonka wada ee Oromada ah & qawmiyadaha kale ee kasoo horjeeda siyaasada guracan oo Woyaanaha.

Sidii aan wararkaanagii hore idiinku sheeganay waxaa iyagun kacdoon xoogan wada shacabka Axmaarada gaar ahaab magaalada Gonder iyo nawaaxigeeda oo xidhay dhamaan wadooyinkii isku xidha gobolka Tigrega.

Waxaa kaloo suurto gal ah inay ciidamadan u adeegsadaan si ay xasilooni dari uga abuuraan wadamada dariska ah.

va1va

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay