Waxaa maalmihii lasoo dhaafay xiisad ay ka dhex oognayd dad ka cabanaya dhaawac halis ah ooy Ciidanka Booliska magaalada Salt-Lake ee Gobolka UTAH ee dalka Maraykanka ay u gaysteen wiil 17-jir ah oo Soomaali ah oo qoyskiisa qaxootinimo ay ku tageen gobolkaas.

Shacab badan oo cadhaysan ayaa banaanbaxyo ay kaga soo horjeedaan falkaas lagu dhaawacay wiilka Somaliyeed iskugu soo baxay magaalada Salt-Lake. Shacabkan banaanbaxa wada ayay fooda isdareen Booliska.

Xiisaddan ayaa salka ku heysa toogashooyin isdaba joog ah oo booliiska ay u gaysteen dhallinyaro madow ah, kuwaasoo dhaliyay in booliska lagu eedeeyo inay adeegsadaan awoodo xad dhaaf ah.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay