Jaaliyada Somalida Ogadenya ee ku dhaqan Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa kulan muhiim ah iskugu timid. Hawl-wadeenka Jaaliyada ayaa baaq muhiim ah waxay u dirayaan Maamulka Jabuuti oo qayb kanoqday hagardaamada uu Gumaysigu kuhayo shacabka Somalida Ogadenya.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay