Murashaxa Xisbiga Jamhuuriga ee u tartamaya Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa  laga kharibay xafladii uu damacsanaa inuu ku qabto magaalada Chicago ee xarunta gobalka Illinois ee dalka Maraykanka.

Xafladan oo ka dhaceysay hoolka shirarka ee Jaamacada University of Illinois ee magaalada Chicago ayaa waxaa soo buuxiyey kumanaan kamid ah dadka kasoo horjeeda Murashaxan xiisada ka abuuray dalka Maraykanka.

Dad shacab ah oo cadheysan oo u badan dhalinyaro ooy ku jiraan Madow iyo Muslimiin ayaa gudaha xaruntaasi iyo banaanka ka dhigay rabshado, goobaha qaarkood gacanta ay isula tageen taageerayaasha Trump iyo dadka mudaharaadayey.

Daawo rabshadihii xalay ka dhacay Jaamacada Chicago

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay