PAFD

Waxaa manta Gobolka Minnesota lagu qabtay Shir baladhan oo ay isugu yimiden jaaliyada tagera Jabhadaha xornima doonka ah ee ladagalaama Gumaysiga Ethiopia ee kumidoobay ururka PAFD (Peoples Alliance for Freedom and Democracy) Shirkan baladhan ayaa waxaa soo qabanqabiyay s Jaliyadaha Ogadenya, Ormomiya, Gambela, Sidamo iyo Binishingul.

Isbahaysiga PAFD (10)

Shirkan oo si baladhan looga soo qayb galay ayaa waxaa khudbado dhaxal gal ah ka soo jeediyay masuliyin matalayay Jabhadaha ku midoopay Ururka PAFD. Khudbadahan oo qiiro ku dhehnaa waxay kiciyeen shacabkan kasoo qayb galay shirkan.

Isbahaysiga PAFD (9)

Dhamanba shacabkii iyo masuliyintii shirkan ka soo qayb galay ayaa waxay tagera buxda u mujiyeen midowga ururka PAFD.

Isbahaysiga PAFD (8)

Dhanka kale jaliyadahan matalaya midowga ururka PAFD ayaa hoosta ka xariqay arinmahan hoosta ku qoran.

  • In loo midobo sidii siwadajir ah loola dagalami lahaa gumaysiga Ethiopia.
  • Midaynts cududa iyo caqliga Jaliyadaha matala ururka kumidobay PAFD ee kunool gude iyodibad intaba.
  • Inay kawada shaqeyan abaabulka shacabka .
  • Soo bandhigida gabodfalada biniadamnimo ee ay gumaysiga Ethiopia ku hayaan shucubta uu matalo ururka midowga PAFD.
  • Aburista saxiibo calami ah oo garab istaga himiloyink ururka migdoga PAFD.

Isbahaysiga PAFD (7)

Isku soo dubo, shirkan aya lagu soo gunanaday kajawabida sualo badan oo aay soo jedoyen kaso qaybgalayaashii shirka. Sirkuna wuxuu kusoo dhamaday si guul ah.

 

Isbahaysiga PAFD (6)

Isbahaysiga PAFD (5)

Isbahaysiga PAFD (4)

Isbahaysiga PAFD (3)

Isbahaysiga PAFD (2)

Isbahaysiga PAFD (1)

ONA,

Minneapolis

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay