Mudaraadkan oo lagaga soo horjeedo gumaadka uu ku hayo gumaysiga cawaanka ah ee Ethiopa , shacabwaynaha Ogadenia iyo Oromia laguna muujinayay sida dal iyo dibada laga midaysan yahay in laska tuuro xukunkan wakhtigiisu dhamaaday ee nacabka ah ayaa waxaa lagu hor qabtay xarunta Barlamaanka wadanka Sweden lagana codsaday inayna indha ka qabsanin waxa dhacaya kana joojiyaan deeqda ay siiyan xukumadan gumaysiga ku caan baxday iyo gumaadka dadka dabarta yar.

Shacabkii goobta mudaharaadka soo buuxdhaafiyaay ayaa wajigooda ka dhehanaysay xamaasada ka muuqata iyo sida hay uga xuniyihiin waxa dhacaya ayagoo muujiyaay inay xanuunka la wadagayaan walaalahooda aan hadlan karin banaanbaxa ayaaa waxaa kala soo jeediyaay khadbado ku baxayay af oromo ,afsomali iyo waliba afswedish.

Banaanbaxa ayaa u dhacay sidii lagu tala galay kuna soo dhamaaday guull

DSC_0496 image-3f3bb52b7d5503a6e3a2549b42ab4511f4d17f744dd958473a463a3b4e8aef10-V image-8d903be7ef5d555e431bf0f939409bc2c570e01c346aa93cf2bba5214299bc87-V image-4308982e9b23d584a9b8458e617ba88f292ae557eb2e6320978866c14c6cb4f7-V image-ce1e66b35e229bd5f3df8d4070cd11b32bf5c8edfe8ef96afed349f48127077f-V image-dc39bb06688af27789f54217c32b6b6e456e11d6da3d15af5cf2c70d82a8c872-V image-e4afbebad9a0d78856e3d888b1b0369b9710e0d8a9c77b0f0e835d4935100988-V image-e73fc9f20fd311907526514919516ecb20a4ee0c6c3177eab409e0f19c28128e-V

By Heegan

ONA

Sweden

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay