Ciidamada Ilaalada Badda ee Midowga Yurub ee ilaalinayaa badda Medhiterraniyaanka, ayaa sheegay inay bateen dadka doomaha kaga imaanaya wadanka Libya ee imaanaya wadanka Taliyaaniga.

Labadii maalmood ee ugu dambaysay ciidamada Midowga Yurub ayaa soo badbaadiyay in ka badan laba kun oo qof oo kasoo tahriibay wadanka Liibaya.

Waaxda Sirdoonka Milatariga ayaa sheegay in kabadan boqol kun oo qaxooti ah ay joogaan wadanka Liibiya iyagoo sugaya inay doonyaha soo raacaan, iyadoo qabowgii uu dhamaanayo.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay