Bahda ONA waxay idiin soo gudbinaysaa todobaadkan hees wadani ah oo fariin halgan iyo shucuur wadaniyadeed xambaarsan. Heestan oo midheheeda ay kamid yihiin * Diidi Mayno Geerida, Gumaysigana Ma’ogolin, Guushana Anigaa Leh’. Hadaba daawasho wacan meel kastood joogtaamba.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay