Jaaliyaadka Oromiya iyo Somalida Ogadenya ee ku dhaqan wadanka Canada ayaa banaanbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo Taliska Woyaanaha ku qabtay Gobolka Alberta ee dalka Canada. Banaanbaxan ayaa waxaa kasoo qaybgalay shacab aad utiro badan oo ka dhiidhiyay dhibaatada shucuubta kuhoos dulman taliska Woyaanaha ay kujiraan.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay