Shabakadaha Somalida ayaa aad uga hadlay maalmihii la soo dhaafay banaanbixii ay jaaliyadaha Ogadenya ka dhigeen magaalooyinka Oslo iyo Copenhagen . Shabakadaha sida fiican uga sheekeeyay ee sawirada iyo filimada ka soo saaray waxaa ka mid ah shabakada nuxur.com oo cinwaan uga dhigay – Dhulka Ogadenya oo wax laga weydiiyay xoghayaha QM Ban Ki-moon iyo Raisal Wasaaraha Norway Jens Stoltenberg. Waxay ku bilaabeen;

Sidee bay uga jawaabeen (Xoghayaha QM iyo RW Norway) su’aalihii laga weydiiyey dhulka ogaadeeniya iyo mudaaharaadkii ka dhacay goobtii shirka looga hadlayey arimaha tamarta iyo shidaalka  halkaasoo  ay kasoo qeybgaleen Meles Zenawi  iyo Raila Odinga.

Maqaalka iyo sawirada iyo filimka xiisaha leh ay soo galiyeen;

 

Halkan ka daawo.

ONA.

 

 

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay