Sida muuqaalkan hoose ku xusan Jaaliyada Somalida Ogadenya ee London ayaa waxay ku wargalinaysaa dhamaan shacabwaynaha Somaliyeed ee ku dhaqan wadanka Ingiriiska inay kasoo qaybgalaan munaabad lagu maamuusayo Xuska Maalinta Xasuuqa Ogadenya.

Faah faahinta ciiwaanka goobta, wakhtiga iyo taariikhda munaasabada laqaban doono waxaad ka dheehan kartaan muuqaalkan hoose ee yaan la moogaanin.

IMG-20160318-WA0000

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay