Weerarkii Brussels kabacdi, wasiirada arrimaha gudaha iyo cadaalada ee waddamada Yurub ayaa shir deg deg ah ku qabtay magaalada Brussels.

Waxay ka hadleen sidii looga hortagi lahaa khatarta ka imaanaysa argagixisada, iyo sidii looga hirgalin lahaa sharciyada argagixisada dhamaan wadamada Midowga Yurub.

Waraysi uu siiyay saxaafada agaasimaha Boliiska Yurub Rob Wainwright, ayaa ka digay in argagixisada iskuxiran inta ay la’eg tahay la yaraystay. Wuxuu sheegay in hay’adiisa ay muhiimada siin doonto inay la shaqayso dowladaha si loo helo siday isugu xidhan yihiin.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay