12900013_1067161683343696_1101251477_nshir waynihii 10aad  jaaliyada soomaalida Ogaadeeniya ee Pacifiga ku dhaqan ayaa wuxuu furmi doonaa maalinta bari ah oo ku beegan 26/march/2016 iyada oo ay si hab sami ah usoo gaadhayaan xarunta uu shirku ka dhici doono ee magaalada PERTH galbeedka Australia ergooyinka shirka ka qayb galaya oo gobalo kalo duwan ka imanaya.

waxaa ugu danbeeyay oo galabta soo gaadhay xarunta shirku ka dhacayo, ergada Gobolka Victoria oo ka kooban gudiga hogaaminta jaaliyada victoria, xildhibaano,ururka ardayda iyo dhalinyarada ogaadeeniya iyo xubno kale oo muhiim ah oo ka socday gobolka victoria.

12910414_1067161326677065_964983878_n

ONA-AUSTRALIA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay