Bahda ONA waxay todobaadkan akhristeyaasha qiimaha iyo qaayaha badan leh u haynaa hees taariikhi ah ood ka heli doontaan. Heestan ayaa waxaa soo bandhigay ururka Waqooyiga America ee OYN la odhan jiray kahor intaan lamidaynin ururada Dhalinyarada Somalida Ogadenya.

Heestan oo loogu magac daray ” Batroolyahow ” nala daawada meel kastood joogtaamba.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay