Wafti ka koobnaa Gudiga Fulinta ee ONLF oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha JWXO Adm. Maxamed Cumar Cismaan ayaa baryahanba ku sugnaa caasimada Eriteria ee Asmara, halkaas oo ay u tageen inay kaga qayb galaan shir dagdag ah ooy isugu imaanayeen masuuliyiinta isbahaygiga PAFD.

Si aan wax badan uga ogaano shirkaas iyo waxa uu kusoo kordhin karo siyaasada Geeska Afrika ayaa waxaan waraysi kulul kala yeelanay Gudoomiyaha Hogaanka Arimaha Bulshada iyo Adeega Dadweynaha ahna u qaabilsanaha Siyaasada iyo Arimaha ururka ee isbahaysiga PAFD Mudane Axmed Yaasiin SheekhIbrahim oo ku sugan magaalada Asmara.

HALKAN KA DAAWO /DHAGAYSO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay