waxaa saacadaha fooda inagusoo haya ka furmaya magaalada PERTH ee galbeedka Australia shir waynihii 10aad ee jaaliyadaha Pacifiga oo siwayn loo qaban qaabinayay mudoo yinkii ugu danbeeyay waxaa kasoo qayb galay shirka ergooyin badan oo meelo kala duwan ka yimid waxaa kaloo shirka hogaaminaya masuuliyiinta golaha dhexe ee jwxo oo uu hor kacayo gudoomiye ku xigeenka Jwxo mudane Dr.Maxamed Ismaaciil,Af hayeenka jwxo mudane Cadaani,Gudoomiyaha Ururka Haweenka Ogadenia (UHO) Marwo Roda Ibrahim (afjano),isu duwaha guud ee jaaliyadaha Pacifiga mudane Adan cabdiraxman (adan dakhare) iyo xubno kale oo fara badan,    kala soco ONA war bixinta shirka oo dhamays tiran mustaqbalka dhaw insha allahroda 12884409_1068081146585083_803158590_n 12884433_1068081359918395_373998433_n 12884449_1068081403251724_166440413_n 12895426_1068081269918404_1486863269_n

ONA-AUSTRALIA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay