waxaa maalinkii labaad galay shirwaynihii 10aad ee pacifiga jaaliyadaha soomaalida Ogaadeeniya oo si hab sami ah ugu socda magaalada PERTH ee galbeedka Australia halkaas oo ay isuugu yimaadeen ergooyin faro badan oo ka kalo socda dhinacyo kalo duwan sida madax sare oo kamida gudiga fulinta ee golaha dhexe ee jwxo,ururada Haweenka.kuwa dhalin yarada iyo xubno ka socda dawlada wadanka Australia shirka  ayaa waxa wali si toosa usocda qud bihii kalo duwanaa ee shirka iyadoon insha allah dhamaadka shirka idinla soo socod siin doono.

ku hay isha wakaalada wararka ee ONA oo sitoosa idinkusoo tabinaysaa shirkan oo aad muhiim u ah laguna dardar galinyo kor uqaadista halganka xaqa ah ee lagu xoray nayo Qadiyada soomaalida Ogaadeeniya 12899717_1069132953146569_1502146965_n 12899858_1069133009813230_595627113_n 12900207_1069133119813219_97774684_n 12911010_1069133053146559_2039523571_n 12919085_1069133099813221_1543695393_n12884568_1069133209813210_1354461337_n

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay