Waxaa xerada qoxootigee Xagardheer ee deegaanka Faafi ku qabsoomay shir heer maamul ahaa maanta oo ay taariikhdu kubeegnayd 28 march 2016 shirkan oo ay kasooqaygaleen masuuliyiinta jaaliyada Oromiya iyo ta Ogadeniya ayaa waxuu furmay abaarihi 9:20am xiliga Bariga Africa.
Shirkan oo uu shir-gudoominayey gudomiyaha Jaaliyada Ogadenia ee xagardheer mudane Cabdullahi Badal ayaa waxaa lagufuray aayado Qur’an ka kariimka kamid ah oo uusoojeediyey midkamid ah masuuliyiintii shirka fadhiday,waxakale oo lagudogalay isbarasho magac ahan iyo darajo ahaanba(tytle).
Isbarasho kadib waxaa lagudo galay ujeedadii shirka oo ahayd wadashaqayn iyo sidii laysaga kaashanlahaa gumaysiga EPRDF ee faraha kulul kuhaya labada wadan ee Ogadeniya iyo Oromiya oo ay sigaar ah Itoobiya ugumaysato waxaana laysla jeexday istratiijiyad aad u balaadhan iyo go’aamo aad ucul culus oo aysi gaar gaar ah iyo wadajirba ah ufulindoonaan.
Shirkan ayaa waxuu noqonayaa shirkii uguhoreeyey ee ay masuuliyiinta labada dhan ay isugu yimaadaan waxayna labada dhanba balan qaadeen inay siixoojinayaan fulinahayaan go’aamada shirka.
shirkan oo soogabo gaboobay abaarihii 9:40pm ayaa waxuu kusoo dhamaaday jawi dagan iyo shucuur wadaninimo.

Abdirahman Bacley
ONA
Xagardheere.

IMG-20160328-WA0004 IMG-20160328-WA0005 IMG-20160328-WA0006 IMG-20160328-WA0007 IMG-20160328-WA0008 IMG-20160328-WA0009 IMG-20160328-WA0010 IMG-20160328-WA0011 IMG-20160328-WA0012

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay