Wararka naga soo gaadhaya wadanka ogadenia
gaar ahaan xarunta dhexe ee
Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia ( JWXO )
ayaa sheegaya tacadiyo
kala duwan oo ciidanka wayaanahu ugaysteen
dadka shacabka ah ee ku
dhaqan guud ahaan wadanka ogadenia.
warkan oo aan kahelay wariyaha ONA ee xarunta
dhexe ayaa uqoraa sidan.
25/3/16 Dagmada Jigjiga ee xarunta Gobolka
Faafan Waxay ciidanka
wayaanahu ku dileen Allaha unaxariistee nimanka
kala ah
1 deeq cabdulaahi 2 maxamad cabdulaahi xassan
3 Xassan axmad iraad.
25/3/16 Dagmada Shaygoosh ee Gobolka
Qoraxay waxay ciidanka cadawgu ku
xidheen dadka kala ah
1 maxamad cabdi qaari
2 mukhtaar axmad maalig
3 mukhtaar qaraacdiid maxamuud
4 mascuud maxamad sh khaliif
5 axmad maxamad sh khalaf
6 axmad muxumad xaashi
7 cabdi raxman maxamad muxumad
25/3/16 Tuulada Quruuraxle op Dagmada
Shaygoosh katirsan waxay
ciidanka gumaysigu kuxidheen
1 maxamad aaqil xaayir
2 Badal xaaji muxumad.
24/3/16 Iimaybari waxay ciidanka cadawgu ku
xidheen
1 ikraan garaad aadan
2 sowda maxamuud raage.
24/3/16 Mugwayn oo Dagmada Xamaro katirsan
waxay ciidanka wayaanahu
xidhay iyo jidh dil isugu dareen dad shacab ah oo
aad ubadan waxaana
magacyadooda helay kuwan
1 sahra axmad wali xaaji
2 sahra maxamad mowliid xaaji
3 maxabo mukhtaar
4 fardowsa maxamuud
5 ardo maxamad axmad
6 cabdi muxumad
7 ardo cabdi maxamad.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay