Shacabka Ogadenya meel kasta oo ay joogaan yar iyo weynba waxay wacad iyo sharad ku galeen inay difaacaan dalkooda iyo kheyraadkiisa wax kasta haku qaadatee,sidaad video ga hoos eka arki doontaan yaryar iyo waaweynba looma kala hadhin ka dhiidhinta boobka kheyraadka Ogadenya siiba SHidaal ka ee ay u heshiiyeen gumaysiga Itoobiya,Djabuuti iyo Indhayarta,Hoos waxaad ka daawan kartaan hees aad u macaan oo loo qaaday difaaca Shidaalka Ogadenya ee daawasho wacan.

HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay