Iskuduwaha jaaliyadaha soomaalida ogaadeeniya ee dalka Canada mudane c/xakiim Maxamed Weli ayaa waraysi aad u xiiso badnaa siiyey idaacada afka soomaaliga ee magaalada Edmonton oo loo yaqaano saxaafada soomaalida Alberta 88.5FM.

Waraysigan ayaa ku saabsanaa shidaalka Ogaadeeniya ,damaca gumaysiga iyo riyada Ismaaciil Cumar Geela,waraysigii oo dhamaystiran hoos ka daalaco isagoo maqal iyo muuqaalba ah.

HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay