Qaar kamid ah dhalinta OYSU ee ka howl gala cariga Maraykanka siiba Seattle Washigton ayaa digniin iyo fariimo u diray cadowga isu bahaystay boobka kheyraadka Ogadenya siiba Shidaalka.

Dhalintan oo qaab casri ah usoo bandhigaya digniintooda iyo fariimahaas ayaa dhanka kalana waxay dardaaran iyo baraarujin ku aadan difaaca shidaalka Ogadenya u direen shacabka Ogadenya meel kasta oo uu joogo.

HALKAN KA DAAWO

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay