Ciidanka dowladda Sudan ayaa waxay isku dhaceen jabhada SPLM ee Kordufan. Dagaalkan ayaa warar iskhilaafsan ay ka soo baxayaan lamana hubo warar xaqiiqo ah. Dagaalka waxa uu ka dhacay deegaanka Karkarya.

Afhayeen u hadlay jabhada SPLM ayaa sheegay inay deegaanadaasi xukumaan. Xaalada Sudan ayaa mudaba daganayd dagaalkana waa mid cusub. Jabhadan ayaa taageero ka heli jiraty South Sudan intii mudo ahaydba. Kordufan waa gobol mudaba xaalkiisu uu ahaa mid dagan.

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay