Xukuumada Maraykanka ayaa sheegtay inay shacab ka ka jooga dalka Turkiga koonfurtiisa kala baxayso halkaasi. Maraykanka waxuu sheegay inay cabsi jirto ku wajahani deeganadaasi.

Sida uu sheegay afhayeen u hadlay Maraykanka ayaa arinkani ku tilmaamay cabsi xaga amaanka ah. Qoysaska la sheegay in laga qaadayo saldhigyo Maraykanka uu ku leeyahay dhinaca koonfureed ee Turkiga.

Saldhiga ugu weyn ee Maraykanka uu ku leeyahay koonfurta Turkiga ayaa looga duulaa kooxda Daacish. Dowlada Turkiga kama uusan hadlin warkan cusub ee Maraykanka kasoo yeeray.

 

ONA

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay