War deg deg ah oo hadda ONA soo gaadhay ayaa sheegaya in u qarax wayni ka dhacay Awash Hotel oo ku yaala magaalda Addis Ababa.

Hotelkana ayaa waxa u kuyala wadada wayan ee loo yaqaano Bishoftu ee magaalada Addis Ababa isku xidha.

Hotelkan ayaa waxa u ka soo horjedaa Hotelka  shanta xidigood leh e loo yaqaano Tommy Hotel oo ay dadka ajnabigahi dagaan.

Wali lama ogga qaraxan ama Bomkani khasaaraha u gaystay inta u la egyahay.

Kala soco ONA wararka ka soo kordha warkan & kuwo kalaba

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay