Sida aynu la wada socono Itoobiya ayaa sheegata in ay dhinaca dhaqaalaha ku horumartay hasa yeeshe, waxaa cadaatay in aysan waxba ka jirin sheegashada ay Itoobiya sheeganayso arrintaas.

Waayo,  laguma arag aduunka wadan ay shacabkiisii macaluula & gaajo u bakhtiyayo in u sheegto in u wadankaas horumar ka jiro e daawasho wacan.

 

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay