Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Birqod ee Gobolka Jarar ayaa sheegaya dhibaatooyin baahsan oo ay ciidanka wayaanahu ugaysteen dadka shacabka ah ee ku dhaqan Birqod iyo nawaaxigeeda waxayna ciidanka cadawgu todobaadkan magaalada kawadeen xidh xidh, jidh-dil iyo boon waxayna xabsiga utaxaabeen dad aad ubadan oo aan magacyadooda kahelay kuwan.

1 Bashiir maxamad faarax
2 xaliimo sh cabdi
3 maxamad xassan magan
4 kamaal sh ibraahim
5 hire cabdi axmad
6 muqadin cabdi aadan
7 cali barre
8 cadar maxamad cade
9 alxabi maxamad
10 cabdulaahi maxamad
11 axmad mowliid
12 Cabdiraxmaan cumar
13 mukhtaar sayid
14 Faadumo sh maxamad
15 ardo cabdi wali
16 Faadumo axmad
17 sahra axmad
18 cabdi alaaki
19 ardo sh maxamuud.

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay