Xukuumadii ka talineysay caasimada dalka Liibiya ee Tripoli ee la baxday Dowlada Badbaado Qaran ayaa shalay sheegtay inay xilka ku wareejin doonto dowlada ay Qaramada Midoobay taageersan tahay ee Midnimo Qaran oo dhawaan lagu soo dhisay Wadahadlkii ka dhacay dalka Marooko. Fayez al-Sarraj iyo Xukumadiisa ayaa todobaadkii hore dooni ku yimid caasimada Tripoli.

Go’aankan ayaa soo baxay todobaad kadib markii uu magaalada Dooni si kadis ah ugu soo galay Raysalwasaaraha Midnimo Qaran iyo koox Wasiiradiisa ah kuwaasi oo ay xukuumada Tripoli horey u diiday inay yimaadaan caasimada.

ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay