Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacab waynaha Somalida Ogadenyia iyo taaageerayaasha isbahaysiga PAFD in shir  lagu taageerayo isbahaysiga PAFD lagu qaban doono magaalada Edmonton ee dalka Canada.

Taariikhdu markay tahay 16/04/2016  saacaduna tahay 4:00 PM . Hadaba waxaa lagu wargalinayaa inta xoriyada jecel inay kasoo qaybgalaan gacmo furanna  kusoo dhawaadaan haduu ilaahay yiraahdo.

PAFD Flyer

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay