Shir muhiim ah oo lagu dardargalinyo hawlaha halganka ayaa maalintii shalay lagu qabtay caasimada wadanka Sweden ee Stockholm Shirkan waxaa soo abaabulay maamulka sare ee jaaliyada Sweden waxaana ka soo qayb galay Xubno ka kala socday ururka haweenka ,oysu iyo  masuuliyiin ka tirsan Jabhadda ONLF.

Shirka sidii caadada inoo aheed waxaa lagu furay aayado Qura aanka kariimka ah kadib waxaa warbixin iyo muhiimada shirka goobta ka sooo jeediyaay Gudoomiyaha jaaliyada Mudane Abdirahman iyo hogaanka dhaqaalaha Muxiyadiin.

Waxaa lagu soo dhaweeyaay soo talooyin iyo dardaran dhaxal gal ah ka soo jeediyaay hogaan ku xigeenka garsoorka iyo cadaalada Xildhibaan Riyaale xaamud iyo xildhibaan Abdinaasir gadhwayne ugu dambeen waxaa lasla qaatay arimahan hoos ku xusan

1. Xoojinta halganka eey jwxo hormuudka ka tahay

2.In laga digtoonado tabaha gumaysiga daalan ee wakhtigu ka dhamaaday

3.In la sameeyo saminaaro lagu kabcinayo garaadka xubinka

4 In jaaliyada Sweden kaalinta halganka kaga jirto ka soo baxdo

Gabgabadii shirku wuxuu ku soo dhamaaday jawi farxad leh iyo in halganka loo wada istaagoimage-55ac89e10e7abf6fd7ddfcc09b1e22bbf14981de64f3bd3161aff66a88a36a4b-V image-352e44dc0078f91ad8757e382f8682cefb4f66906ad5e12e547fa973dc7477f2-V image-525ee5c543ebbd99e990e4d65361839373e3e56a46d2fb44259b4d20e99ef580-V image-680ca466d8add75672f962b9bf214934f8e60008ea74bbe13bd7bfc6ccb019e1-V image-2670b13d56b86f71728bfeb26a5fe898176c1d11c1ed0eb6c955e620adfe399f-V image-957800dc20be20c5ef1de7ad3ad9b3bc04e1fee8310c166715980368eb38883b-V image-a480b8d8b11fc48393209c8c81aeb79bc88bdc6f01172a6a58d9f4ddcb18ba37-V image-d0d5182e719967d991231f579fb44217578d43d6816cb652505b22aca19f3ffc-V image-e2e14de9164babab22cb929258c726813a36b86905517c6aac7d8105e7a5b155-V image-f79ea900852c74e19819a62b6cec92ab013d21df7860cfdabe51365c67794bfb-V

By Heegan

Sweden ONA

 

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay