Maalinnimadii shalay oo Axad ahayd taarikhduna kubeegantahay 17/4/2016 waxaa shir si heersare ah loosoo abaabulay isugu yimid ururka OYSU lantiisa xerada qoxootigee xagadheer, shirkan oo furmay abaarihii 9:20mp xiliga Africada bari ayaa lagu furay sidii caadada ahaydba aayado kamid ah Qur’aanka kariimka ah iyo wacdi diini ah oo uusoo jeediyey sh.cismaan oo ah gudoonka ururka culimada UCSO lanteeda xagardheer sheekha ayaa xubnaha ku adkeeyey inay ilaaliyaan balanta aylagaleen intii dhimatay,inta nool iyo inta jeelasha kujirta ee geeri iyo nolol udhaxaysa intaa kadib waxaa sitoos ah loogudo galay qodobadii loogutalo galay shirka waxana kamid ahaa mashruucii Book and Pen oo dhaman North East kasoogabo gaboobaya iyo su’aalo dag dag ah oo waxlayskaga waydiinaya kadibna laysaga faa’iideeyay taariikhda halganka waxaa kale oo shirka khudbad abaabul oo dareenkii xubnihii shirka fadhiyey badalay soojeediyey Naftiihure mohamed mukhtaar oo kamid ah ciidanka qalabka sida ee jabhada wadaniga xoraynta Ogadeniya. shirkan ayaa waxuu kusoogabo gaboobay jawi dagan iyo dareen wadaninimo.

Abdirhman Bacley.

ONA

Xagardheere.

image image image image image image image image image

 

Comments are closed

Sorry, but you cannot leave a comment for this post.

 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay